GURI AAD U QURUX BADAN OO BEEC/IIB AH

 GURI AAD U QURUX BADAN OO BEEC/IIB AH

Halaga faaideysto waa jaanis hana dhaafin ducada iyo share ka

Magaca guriga: Al-Jannah:  الجنة
Cabbirka: عَرْضُهَا كَعَرْضِ السَّمَاءِ وَالْأَرْضِ
Tirada Albaabada: Sideed (8)
Furaha guriga: "لا إله إلا الله"
Xilliga kala wareejinta: يوم القيامة
Dadka iibsan kara: الْمُتَّقِينَ

🎈Shuruud muhiim ah:
أن لّا تُشْرِكْ بِٱللَّه
Qasnado (كنوز) waaweyn oo dhex yaal: لا حَوْلَ وَلا قُوَّةَ إِلا بِاللَّه
Waxa daris la ah: Nabi Muxammed (ﷺ) iyo afarta Khulafaa'u Raashiidiin. (RC).

🎈Faahfaahinta Guriga oo kooban:

Waxa ku dhex yaalla ama mara wabiyo biyo, caano, malab iyo khamri aan maan dooriye lehen. Wuxu leeyahay geedo qurux badan uu ka mid yahay "Sidratul muntahaa". Cuntada waa bilaash. Shaqaalaha 24 saac waa heegan. Jirro iyo xanuun maleh, gaajo iyo oon maleh. Silac, rafaad iyo daal midna maleh. La gaboobi maayo oo la dhima mayo. Gurigu qaalisanaa oo qiima badnaa. Allahu Akbar

Gurigan waxa nimcooyin dhex-yaala, ma ahan wax ay ili aragtay, dhagina maqashay ama qalbi bini'aadamna ku soo dhici karin.

Allaha ehelkeeda naga yeelo.  Allahumma Aamin.

FG. Fadlan sii gudbi. Allaha kaa siiyo ajir badan.
Allaha kaaga dhigo sadaqa jaariya adiga iyo waalidkaa. Aamin yaa rabbi.
الدال على الخير كفاعله.




https://t.me/hormuudkanolosha

Comments

Popular posts from this blog

Amba maan Doonto ( sheeko )

Oraahyadii laga diiwaan galisy sheikh mustafe xaaji isnaciil qaar kamid ah