Amba maan Doonto ( sheeko )
Amba maan Doonto ( sheeko )
Sheekhada waxaa ka bilaabmaysaa maxkamadda waxaa jiray eedaysane cali geedi fiidow baa maxkamadda sare ee gobolka subaxdii dambe barqafii la soo taagey qabanqaabadii guud ee maxkamad furistu markii ay dhamaatsy ayaa wakiilkii xafiuska reer ilaaliyuhu istaagay oo isaga oo xujada toostoosinaya aadna ugu tiiqtiiqsanaya yidhi 《Guddomiyaha Maxkamadda Xeerbeegtida Sharafta leh 》
Waxaan idin hortaagay gacan ku dhiigle si badheedh ah sharciga dalka u dhigan adhaxda ugu jebiyay ka dhib markii maryan macalin oo isaga u dhaxday uu ula kac qudha uga goosey jaalle gudoomiye eedaysanaha waxa uu gowrac ugu abaal guday ruux nafteedii, xooggeedii iyo xawadeediiba isaga u hurtay haweeneydiisii maryama macalin oo aan wax dembi ah haba yaraatee geysan waxa uu gooyey naftii ay sharciga iyo diintuba dilkeeda diideen .
《Eedaysanuhu waxa uubula kac dhabarka uga jebiyey sharcigii dalka iyo nabadgelyadii dadka . Denbigh waa into muuqdaa waxaana cadayn inorganic filan qirashada eedaysanuhu maxkamada horteeda in uu maryama macalin delay ka qirtay isla markaas waxa ay Debbie qirashada ina tusaysaa sida uu eedaysanuhu demi-falka uhi diilbaaxan yahay . Taas ok aynu si muuqata in uu dembiga badheedh u falay ugali soo bixi karo
《Sidaaz darted waxa aan maxkamadda sharafta leh ka codsanayaa jn ay dembiilaha ciqaabta ugu sarraysa ee qodobka qudh gooyada ku xusan siiso wax naxariis ahna aanay haha yaraatee siin si uu kuwa kale ee dembiyada noocaas ah ku kigi lahaa tunable ugu noqdo 》.
Qareenkii eedaysanaha ayaa markaas hadalkij la wareegay oo yidhi :
《 Guddoomiyaha maxkamadda》
《 xeerbeegtida sharafta leh 》
Marka hore waxaa aan jevlahay in aan maxkamadda maamuuska leh xasuusiuo in uu muddidga sharciga si cad ugu gefey . Gefkaas oo dhacay markii uu riuxaani maxakamaddu waxba Well ku cadayn denbiile ku tilmaamay
《 xeerbeegtida sharafta leh :》
《 Dembiga ninja la haysto lahu soo oogey mid cad sida uu xafiiska xeer illaaliyuhu ku doodayo ma aha maxaa yeelay wax markhaati ah oo goobjoog ahaa maxkamadda lama hor keening lamina hayo sida dacwaddii muddidga inorganic muuqata isla markaas wax muran iyo qalalaase ah oo qudh gooyo keening kara oo ninja la haysto iyo haweeneydiisa weligood dhex maray lama sheegin maxkamaddana lama hor keening waxaaba la sheegay in ay laba ruux oo aan weligoodba is qaban ahaan jireen .
《 xeerbeegtida sharafta leh》
《 haddiiba aynu ka soo qaadno in uu ninja la haystaa gacantii maryama macalin qudha ka jartay yahay waxa aan leeyahay sababo inaga qarsoon on iyagu dembiga iyo qiraalkaba ka doonya qaad ah baa jira oo iyagu dembiga iyo qiraslkaba ka doonya qaad ah baa jira in daboolka laga qaado u baahan sidaas darted darted waxa aan maxkamadda sharafta iyo maamuusk Alex ka codsanayaa in Y sababahaas sidii caadka ki gedfan looga qaadi lahaa ku dedaasho 》 .
Qareenkii eedaysanaha u hadlayey waxa la siiyey muddo uu ninja wakiishay ku soo xogwaraysto kulana soo tashado .
Maalintij dambe iyo maxkamadd qareenkii. Gudoomiyaha maxkamadaa xeerbeegtida sharafta leh waxa aan maxkamadda xeerbeegtida sharafta leh .
Waxa aan maxkamadda maamuuska leh ka codsanayaa in ka og yahay inorganic sheego ama uga warramo waa aad mahadsantiin .
Eedeysane cali :
Guddoomiyaha maxkamada gudda xeerbeegtid aqareemadayada maamuuska leh dhamaaanba dad weynaa just dhegeysanaya waxa aan guursaday alla ha u naxariistee maryama macalin aniga oo aan bar xoollaad haba yaraatee neefna lahayn wax shaqo ahna hassan dad Bay maryan drawe iyo dheereba aniga iga dooratay dantaydana waa ay igu raacday weligeed intimate aanu isqabanayna marrin iyo masruuf midnight iguma ay dhibin maxaad haysaana ina ay odhan .
Shaqadaydu waxa ay ahayd dillaalis aan aroortii xarig seyladda xoolaha lagu gadolinium kula kallaho dheefta aan helaana waxa ay ka dhexayn jirtay wax hel iyo wax waa . Waxa aan ahaa nin qaad cun ah oo an kollaba ka qadi Karen inkasta ok aanan u badsan jirin hal bog , caqaar , laba qori iyo wax ka badan intuba waa ay iridium jirtay si kasta oo aan ku helana waan ku dadaali jiray wixii soo hadhana xaaska ayaan u geyn jiray haddiiba ay wax soo hadhaan
Maryama waxa ay ii dhashay shan caruur ah o gu' iyo laba kala waawayn. Ilmahaygii Currad maintain waa laba iyo toban jir . Hooyadood intimate ay noolayd habeen keli ah midkoodna gaajo kuma seexan halkaas markii watkii murugada lahaa uu marinayey ayaa ay ilmo fagax ka soo tidhi have yeeshee qareenkiisii baa dhiirriyey dabadeedn halki buu warkii ka sii waddy oo yidhi :dabadeedna maalin baas buu subaxdii dambe waageedu ii beryey . Aroortii hore ayaan sidii caadada ii ahayd seyladdii ku jarmaaday jidka dhexe haddii aan sii socday ayaan laba nin la kulmay , waxa ayna ii sheegeen inay Harag shabeel siteen.
Haaggii baan soo iibiyay waxaana la I siiyay saddex boqol oo shiljn oo wada socda maalintaas ka hor muddo saacad ah kuma helin .
Isla markiiba suuqaann isku caddiiray oo xaaskii iyo caruurtii baan dhar iyo alaab yaryar oo kale uga soo iibiyey aniguna qaad baan ka soo iibsaday dhexda haddii aan marayey ayaan Isle federay oo idhi oo bal maa adiguba fadhiga ka kacdid oo harag shabeel doontid dib inta aan is rogay ayaan qaadkii soo badsaday si aan qorshayn cilmi ku fadhida u sameeyo . Maintain waa inaad marqaantaa oo maskada la fekeysiisa ayaan nafteydii kula shawray waar maintain yaad casuntay oo raba in aan maintain dayaxa gaadho arin wayn maamulo oo dhawr manhood oo qaad ah baa dayaxa ku geynaya maalintaa oo kale alaab waawayn baa la cunaaye ninja baa igu yidhi wallaahau waa runtissa ee waa inaad maintain maskaxda ka shaqaysiisaa.
Hore waxa aan u maqlay xashiishada dadka cabbaa baan degdeg u dhaqaaqay oo mid xashiishad gadi jiray doontay in yar oo aan aad u weyneyn baan ka soo gatay dabadeedna aqalkii baan ku soo tibbaday .
Aqalka aanu ku noolayn qol keli ah buu haweeneydii iyada oo maalintaas aad u faraxaanayd Bay aqalka docdisii gogoshay gurigii oo dharna uunsi iyo udug Bay ka dhigtay caruurtii iyagu dharkii cusbaa Bay dibedda ula yaaceen oo wax shaah Bay dabka saartay oo hayl iyo ku googoysay
Qaadki kale badh markii uu igu tagay xabbad sugar ahna aan xashiishaddii sidii uu kii iibiyey ii sheegay aan ku laabtay oo fuuday ayaan qorshsyntaydii bilaabay waxa aam xiday seddex dabinoo aan aad u adkeeyey Isle qacdiibana waxa ii galaxy saddex shabeel oo qurux badan . Lacagtui haryana ayaan agtayda ah xisaabiyay waxa yillay fans af badan oo ay dunarku xaabada ku jejebin jireen .
Faaskii ayaan soo dhaweystey si aanay bahaluhu iiga fakan tolow kee baad ku horraysaa bilaauo waa kan aad dhisho mooyaane kuwa kale kaa baxsadaan talaa igu caddaatay bahalihii dhaqdhaqaaqe alla ma bixi karaan waa inaad nabatka ku hubsataa .
Su'aalahaas aan aniga oo isweydiinaya buu kii ugu weynaa madaxa dhaqaajiyey oo hore usoo ruqaansaday qoofh iyo Xerox waa dabinkii ka baxay ee booday ! Tacabkey be !
Degree inta aan faaskii ula booday baan kala bogtay oo intimate aanu dabinka ka soo muruxsan madaxa ku kala jeexay aaaa baan ka war helay gacantay go'aday illaa waxaan dilemma shabeel ma ahayn ee waa shantayda carruur ah hooyadood !! Halkaas baan gacantaydi bidix ku gooyey gabannadaydiina ku hooyo tiray
Intaas kadib waxaan waxaa aan maxkamadda sharafta leh ka codsanayaa in ay ceeb ifka ah iyo ciqaab aakhiraa I wada haysta e iiga naxariisato oo dil igu xukunto degdegna naftii aan gooyey abaalkeedii la I Marino.
Qareenkii : Gudoomiyaha maxakamadda sharafta leh , guddiga xeerbeegtida , iminka oo wy into cadaatay in ay sababo ninja la haysto xiskiisa ka gacan sarreeyey dilkii maryan ka mas'uul ahaayeen isla markaasna dareen saykolaji (psychology) ahi ninja ina hortaagan laba dible u xidhay waxa aan maxkamada sharafta leh ka codsanayaa in cali geeddi fiidow go'aan maxakamadda ka soo baxay lagu sii daayp waad mahadsan tihiin .
Comments
Post a Comment